Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center) Information Asc wr wb walaalaha soomaliyeed soomaliyeed meelkastoo dunida ka joogaanba waxaan ugu bishaareynaa ynaa Waxbarasho Tayo Ta leh in ay heli doonaan haduu ilaahay yiraahdo. Waxabarashada aan kuu hayno waa inaad noqoto qof xirfad u leh computerka maadooyinkiisa kala duwan . Ardeyda degan wadanka Netherland Netherland waxay casharada u qaadan doonaan (Face to face) oo ah inay macalinka horfariistaan. Laakiin ardeyda degan wadamada yurub & Noord amerika waxaan u haynaa fursad ah hadii ay hayaan Group Students - Koox ardey ah meesha joogaan ayaa loogu tagi doonaa doo inshalaah waxaa kaa xigta kaliya waa inaad Email soo dirta kaliya oo aad la xiriirto maamulka Somit Learning Center. COMPTIA Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center) More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 7331482 Page 1 Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin A+ Comptia Network+ Server+ Linux+ Windows7 MCITP Windows 2003 / 2008 Server ECDL – European Computer Driving Licence Web design Cisco Magaalooyinka waxbarasha ka bilaabi doona inshalaah liiskooda hoosta ku yaala. Nijmegen Eindhoven Tilburg Rotterdam Shaqo Helid Shaqo u raadin dadkeena iyo sida ugu fudud aan kuugu siin karno koorso waxbarasho xirfadaha aan kuu haynaa waxaa ka mid ah SIA qualifications and certification Security Heftruckcertificaat halen Taxi Certificaat Waxbarashada Caruurta Caawinta caruurta galaaska 1 ilaa galaaska 8’aad More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 Page 2 Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin Dugsiga Hoose (Basis school) Maadooyinka Luuqada Holandeeska iyo Xisaabta Comptia Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center) A+ Comptia Network+ Server+ Linux+ More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 7331482 Page 3 Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin Windows7 MCITP Windows 2003 / 2008 Server ECDL – European Computer Driving Licence Web design ( Dhisida websiteyada) Cisco Web design ( Dhisida websiteyada) Importing Information Html Dreamwaver Word Press Joomla Java Html PHP ASP Course Introduction Basic Computer Ttraining Microsft Office Word Powerpoint Excel Access Outlook More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 Page 4 Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin Barashada Afsoomaaliga Afsoomaliga waa luuqada da'a weyn wuxuu la mid yahay luuqadaha kale ee caalamka ka jira waxbadan ayuu kaga duwan yahay waa af hodan ah oo erayo badan ku jiraan wuxuuna ka kooban waxyaalaaha loo yaqaano : shaqal, shiabane , maahmaah ,gabay , sheeko,i.w.m 1- Buuga Kowaad Barashada Afsoomliga 22 Buuga Labaad Barashada Afsoomliga 3-Buuga 3 Buuga Sadexaad Barashada Afsoomliga 4- Buuga Afaraad Barashada Afsoomliga Barashada Shibane Barashada shaqalada shaqal gaab iyo shaqal dheer Sheeko xariir Maahmaahyo Gabayo Taariikh iyo dhaqan Halkudhegyo sheekooyin aad u akhrisid caruururtaada More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 7331482 Page 5 Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin 1. La qaado caruurtaada waqti aad la hadashid, sheekooyin uga sheekeysid isla markaas aad gabayo u sheegtid. Kuwaasi waa maaweelo muhim ah oo carrurta ku caawinaysa iney u diyaargaroobaan wax akhriska. 2. U akhri lana akhri caruurtaada maalin kasta. Taasi waxay muujinaysaa maalinkasta wax u akhriga iyo waqtiga aad la qaadatid caruurtada muhimada ay leedahay. 3. U ogolaw carrurtadu iney doortaan buugaga aad rabtaan inaad wada akhrisataan. Tani waxay kaynaysaa xiisaha caruurtada. 4. Xulo meel raaxa leh si aad wax ugu akhridid lana fadhiso carruurta meel u dhow. Tani dareen gaar ah ayey ku abuuraysaa xiliga wax akhriga. 5. Codkaaga iyo habka aad sheekada uu akhriyeysid waa iney sheekada la socdaan. Tan ayaa sheekada caruurta si weyn ugu xiiso gelinaysa. 6. Markaad buug akhrididba ka sheekee sheekadaas. Ka wada xaajoodka musawirada iyo fikradaha muhimka ah ee buuga waxay hore u mariyaan garashada. 7. Carruurtaadu ha arkaan adigoo akhrinayaa buugaaga, jaraa’id iyo magasiino. Tani waxay mitaal u noqoneysaa carrurta inaad ka heshid qiimaysidna wax akhriga. 8. Caruurtaada si joogto ah u gey makhtabada. Maktabaddu waa meel qaayo leh oo laga heli karo buugag iyo ka badan. More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482 Page 6
© Copyright 2025 ExpyDoc