Warqada Warbixinta Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B Vaccine) Barnaamijka tallaalka dugsiga ardayda fasalka 7 Cudurka Cagaarshowga (Hepatitis B) Cudurka Cagaarshowga (Hepatitis B) waa cudurka beerka oo uu sababo faayraska cagaarshowga (Hepatitis B). Faayraska waxaa soo gudbiyo dhiiga iyo/ama dareeraha jirka qofka cudurka qaba. Qofka waxaa laga yaabo in uu ka qaado: o la wadaaga sheeyada daryeelka gaarka ah sida sakiimaha ama cidiyo gurta o sameysashada shabada ama daloolinta jirka oo la isticmaalo qalabyo wasaqeysan o la wadaaga cirbadaha daroogada loo isticmaalo o sameynta galmo aan ilaalshanayn Tilmaamaha waaladiinta: 1. 2. 3. 4. 5. Aqri warqada warbixinta tallaalka Buuxi foomka heshiiska iyo ku soo celi dugsiga canugaada Waxaad hubisaa in canugaada uu cuno maalinta isbitaalka Waxaad hubisaa in canugaada uu xirto shaati gacmo gaaban maalinta isbitaalka Hadii canugaada uu san qaadan talaalka, isaga/iyada weli way dhameystiri karaan taxanaha fasalka 8 ama balan ka sameyso isbitaalka caafimaadka bulshada: tphbookings.ca Dad badan oo ku dhaco cudurka cagaarshowga (Hepatitis B infections) laga yaabo in ay ka muuqdaan calaamado. Dadka badankood iskood ayay u fiicnaadaan, laakin qaarkood xanuunka way ku raagaan oo waxay qaadsiin kartaa cudurka dadka kale. Dhalinta, Carruurta yar yar iyo dadka uu difaaca jirkooda tabar daranyahay aad ayay halis ugu jiraan in uu cudurka ku sii daba dheeraado. Aastaamaha dadka cudurka qabo laga yaabo in ay arkaan callool xanuun, cunti yari, lalabo, matag cagaarshow (maqaarka iyo indhaha oo jaale noqonayo). Faa'idooyinka Tallaalka Tallaalka waa 95% ilaa 100% in ay si wax ku ool ah uga hortagto Cagaarshowga (Hepatitis B) iyo dhibaatooyinka ka yimaada cudurka. Engerix-B® or Recombivax HB® waa tallaaka loo isticmaalo heerka 7 ee barnaamijka tallaalka. Saamaynta aan la filayn ee Tallaalka iyo Halisaha Saamaynta guud ee aan la filayn ee tallaalku waxaa ku jira gaduudashada, bararka iyo danqashada meesha cirbada laga duray. Dadka qaarkood laga yaabo in ay madax xanuun qabaan, daal ay dareemaan iyo xanuun waqti gaaban ah oo kadib markii lagu soo duro tallaalka. Kaaliyaasha caafimaadka bulshadda waxay la joogaan ardayda 15 daqiiqo markii la tallaalo ka dib si ay uga war hayaan wax jawaab celin ah oo tallaalka ah. Halista jawaab celinta xasaasiyada iyo halista saameynta aan la filayn ee tallalaalka kadib ah sida neefsasha oo aad u adkaata, finanka, bararka hunguriga iyo wajiga laga yaabo in ay dhacdo laakin aad ayay dhif u tahay oo caadi ahaan waa ku meel gaadh. Dhibaatooyinka suurtogalka ah ee Cudurka Cagaarshow (Hepatitis B) o o o o kansarka beerka cudurka beerka iyo beerfuurka jiro iyo callool xanuun, lalabo, matag iyo cagaarshow u gudbinta cudurka dadka kale Faa'idooyinka Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) o 95 ilaa 100% si wax ku ool ah ayay uga hortageysaa cudurka Cagaarshowga (Hepatitis B) o badbaadada safarka Halista suurtogalka ah iyo saameynta aan la filayn ee talaalka o o o o gacan xanuun madax xanuun dareemayo daal ama xanaaq saamayn aan la filayn oo aad dhif u ah,, caadi ahaana ku meel gaadh ah sida jawaab celin xasaasiyadeed. Dadka aan loogu talagalin tallaalka Waxaa jira shaqsiyaad dhowr ah oo aan qaadan karin tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B). Laguma talinin haddii canugaagu uu xasaasi ku yahay mid kamid ah waxyaabaha kujira tallaalka. Sidii ka hortagna, haddii canugaagu uu qabo cudur aad uga halisan duray yar, sug ilaa canugaagu uu ka fiicnaado kahor inta aan la siin tallaalka. Jadwalka tallaalka Ardayda u dhaxeyso da'da 11 ilaa 15 waxay ku habboon yihiin labada garoojo oo taxanaha Cagaarshowga (Hepatitis B) ee lagu siiyo dugsiga. Noocyada kale ee tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) waa loo siin karaa sida 3 ama 4 garoojo taxane ah. Xiliyada u dhaxeyso garoojooyinka waxay ku xirantahay nooca tallaalka iyo jadwalka. Sumada Tallaalka ® ® Wuxuu ka kooban yahay talaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) ® *waxaa laga helaa kaliya Recombivax HB Xagee kale ayaa laga Maxaa kale oo ku helaa? jiro tallaalka? jaandiga qudaarta, mishaarida, carfiyaha qamiirka jirka aadanaha, rooti *latex (vial stopper) dharka, joodariga, xanjo, riinji, kooloxabaq *macdanta cusbada biyo, caro *midibada jirka insaanka, miraha, kaluunka Nooca Tallaalka Jadwalka Joogtada* oo carruurta 11 ilaa 15 sano oo da'da ah 0, 6 bil muddo kala go’an (1 mL) ama 0, 1, 6 bil muddo kala go’an (0.5 mL) Recombivax HB or Engerix -B (oo dugsiga lagu siiyo) Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) Twinrix® Junior Tallaalka cagaarshowga (Hepatitis A iyo Hepatitis B) 0, 1, 6 bil muddo kala go’an (0.5 mL) Twinrix® Tallaalka cagaarshowga (Hepatitis A iyo Hepatitis B) 0, 6-12 bil muddo kala go’an (1 mL) *Qeybtaan waxay tusineysaa kaliya jadwalka joogtada ah. La hadal dhaqtarkaada hadii canugaada uu u baahanyahay dadajinta jadwalka tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) (tusaale. safarka kahor). Wixii xog ee dheeraad ah o la hadal dhaqtarkaada ama daryeelaha caafimaad bixiyahaada wixii xog ama haddii aad ka dareendiid tallaalka halis saamayn aan la filayn o booqo intarneetka toronto.ca/health oo quseeyo"Tallaalka" si aad u daawato fidiyowga tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) o naga soo wac 416-392-1250 Illaha: 1. Guddiga Latalinta Qaranka ee Tallaalka. Tilmaanta Tallaalka Canadian ka, Daabacada Evergreen. Qeybta 4 Tallaalada firificoon: Tallaalka Cagaarshow (Hepatitis B) Ottawa: Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha Canada; 2012. http://www.phac-aspc.gc.ca/publicat/cig-gci/p04-hepbeng.php 2. Waxaa lagu hormariyay ogolaanshaha Adeegyada Caafimaadka Bulshada Hamilton. Foomka Ogolaanshaha Tallaalka (Hepatitis B Infection) Maajo 2014 - Somali FOOMKA OGOLAANSHAHA TALLAALKA (HEPATITIS B) TILMAAMAHA WAALADIINTA Aqri warqada warbixinta tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) oo ku lifaaqan U hayso Warqada Warbixinta talaalka tixraacaaga Buuxi foomka ogolaanshaha oo ku soo celi foomka macalinka canugaada Barnaamijka Tallaalka ka Hortaga Cudurada www.toronto.ca/health Tel: (416) -392-1250 1. XOGTA ARDAYGA FASALKA 7 AAD Magaca Dambe Magaca Koowaad Kaarka Caafimaadka Ontario # Lab Maalintadhalashada Dugsiga Bisha Dheddig Wax kale Fasalka ama Magaca Macalinka Maalinta Sanadka Waalidka / Magaca Masuulka Sharciga (fadlan qor) Xiriirka lala leeyahay Ardayga Taleefonka Guriga: Telefoonka haqada ama Mobeelka: 2. TAARIIQDA CAAFIMAADKA ARDAYGA Hadii "haa", fadlan faahfaahi Canugaagu ma qabaa wax xasaasiyad ah? Canugaagu weligii saamayn tabban ma ka bixiyay tallaalka? Canugaagu ma qabaa taariiq suuxdin ah ama qalal ah? Canugaagu ma qabaa xaalad caafimaad halis ah? Tallaalka cunugaaga la laga heshiiyay? 3. OGOLAANSHAHA TALLAALKA (Dooro hal dooq oo hoos saxiix) Waan aqriyay lifaaqa warqada xogta tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B). Waan fahamsanahay in Caafimaadka Bulshadda Toronto ay uruuriso xogta gaarka ah si ay u maamusho Barnaamijkeeda Tallaalka Cudurada laga Hortagi. Waan fahamsanahay faaidooyinka la filanayo iyo halista suurtogalka ah iyo saameynta aan la filayn ee uu keeno tallaalkani Cagaarshowga (Hepatitis B). Waan fahamsanahay halista suurtogalka ah ee canugeyga haddii iyada ama isaga aan la talaalin. Waan helay fursada leygaga jawaabo su'aalaheyga. Waxaan u ogolaaday canugeyga dooqaan tallaalka soo socda. Waan fahamsanahay in aan ka laaban karo ogolaanshaha xili kasta. Haa, fadlan ku tallaal canugeyga labo garoojo oo tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B). Ogolaanshahan wuxuu jirayaa labo sano. Maya, ha ku tallaalin canugeyga tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B). Waan fahamsanahay halista suurtogalka ah ee canugeyga hadii iyada ama isaga aan la tallaalin. Canugeyga wuxuu helay hal garoojo ama ka badan tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B). Fadlan talaal canugeyga si uu u dhameystiro talaalka buuxa ee taxanaha Cagaarshowga (Hepatitis B) sida ay ku lataliyeen Hagaha Talaalka Canada. Hubi talaalka iyo taariiqda la siiyay: taariiqda garoojadii koowaad Yar taariiqda garoojadii labaad X _______________________________________________ Saxiixa Waalidka/Masuulka Sharciga taariiqda garoojadii sadexaad __________________ Taariiqda Xogta la uruuriyay waxaa lagu sameeyay sida waafaqsan Xeerka Ilaalinta Xogta Caafimaadka Gaarka ah, S.O. 2004 iyo dhammaan xeeraka iyo nidaamyada Caafimaadka Bulshadda Toronto. Wixii xog ah, fadlan booqo www.toronto.ca/health, oo waafaqsan Warbixinta Caafimaadka Gaarka ama taleefonka 416-392-1250. Client ID#: NURSING ASSESSMENT DOSE 1 DOSE 2 1. For the second dose, is there a minimum of 168 days since the first dose? (check coverage report or Panorama) Not applicable YES NO 2. Do you understand what this vaccine is for? YES NO YES NO 3. Have you ever had a reaction to a vaccine? YES NO YES NO 4. Has anything changed with your health recently? YES NO YES NO 5. Do you have a fever today or are you sick with anything more than a cold? YES NO YES NO 6. Do you have any questions? If yes, health teaching provided. YES NO YES NO VACCINE INFORMATION Hepatitis B Vaccine: Dose 1: Dose 2: DATE Engerix®-B 1.0mL / 0.5mL IM Recombivax HB® 1.0mL / 0.5mL IM vaccine self loaded vaccine loaded by: __________________ Engerix®-B 1.0mL / 0.5mL IM Recombivax HB® 1.0mL / 0.5mL IM vaccine self loaded vaccine loaded by: ___________________ TIME LOT # DELTOID SITE Left Right Left Right SIGNATURE DATA ENTERED NURSING NOTES May 2014- Somali
© Copyright 2025 ExpyDoc