Hotline Flyer

Somali
Sare U qaad Aqoontaada Akhriska, Qoraalka iyo Xisaabta.
Baro Ku Hadalka Afka Ingiriisiga
Qaado Shahaado U Dhiganta Tan Dugsiga Sare
Waqtigaaga u Hur Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn
La Soo Xiriir Maanta!
Khadka Telefoonka ee Waxbarshada
Dadka Waaweyn ee Massachusetts
1-800-447-8844
7da cisho ee todobaadka, 6da aroornimo ilaa saqda dhexe
Macluumaad lacag la'aan ah oo ku saabsan Waxbarashada
Dugsiyada Sare ee dadka waaweyn/ U diyaargarowga HiSET,
ESOL, akhriska, qoraalka, xisaabta iyo fasalada qaadashada
dhalashada (baasaboorka) ee dadka waaweyn ee laga bixiyo ee
Massachusetts
Macluumaad Shabakadda ee www.massliteracyhotline.org
Waxaa maalgeliyey Waaxda Waxbarashada ee Dugsiyad Dhexe iyo Sare ee Massachusetts