Zu Hause im Kanton Zürich Wie läuft es hier? - NCBI

INTEGRATIONSKURS – AUF SOMALISCH –
FÜR FRAUEN UND MÄNNER – IM RAUM ZÜRICH
Zu Hause im Kanton Zürich
Wie läuft es hier?
Kinderbetreuung und Teilnahme werden vom Kanton Zürich und von
Gemeinden finanziert.





Möchten Sie Ihre Kinder und Ihre Familie unterstützen?
Möchten Sie mehr über die Schule und Kindergarten wissen?
Möchten Sie mehr über das Leben in Ihrer Gemeinde und im Kanton Zürich wissen?
Möchten Sie Informationen auf Somalisch bekommen und Fragen stellen können?
Möchten Sie andere Menschen kennenlernen?
Für Erwachsene, wohnhaft in einer Gemeinde im Kt. ZH (nicht Stadt Zürich oder Winterthur) mit B, C oder F oder eingebürgert.
Sie sind willkommen!
Der Kurs wird im Raum Zürich stattfinden.
Der Kurs startet September 2014. Starttermin und Wochentag werden mit den angemeldeten Personen
genauer vereinbart.
Themen
• Schule, Sprache lernen, Vorschule
• Gesundheit, Arbeit, Versicherung, Sozialamt, Steuern
• Umgang in der Nachbarschaft, Freizeit, Recycling
• Identität, Migration, Integration, Diskriminierung
• Gemeinde, Kanton, Schweiz: Demokratie, Geschichte und Gesetze
Wir reden miteinander über das Leben hier, kulturelle Unterschiede und Gemeinsamkeiten. Sie bekommen
Hinweise für das Leben hier. Sie können Ihre Meinung und Erfahrung einbringen. Es gibt kleine Ausflüge. Mit
diesem Kurs können Sie das Leben für Sie, für Ihre Familie und für andere verbessern. Sie bekommen auch
eine kantonale Kursbestätigung wenn sie 80% präsent sind oder ein Zertifikat für aktive Teilnahme.
Machen Sie mit!
Kursleitung und Information
Bashir Gobdon – 079 798 38 05, [email protected]
Es gibt weitere Kurse auf Französisch, Serbisch/Bosnisch/Kroatisch und Tigrinya.
Weitere Informationen und Ausschreibungen: www.ncbi.ch/zuhause
Anmeldung
Integrationskurs auf Somalisch, Start September 2014 für Frauen und Männer.
Zu Hause im Kanton Zürich - Wie läuft es hier?
Name: ________________________________ Vorname: ____________________________________
Adresse: ______________________________ PLZ: _____________ Ort: ______________________
Tel./Mob.: _____________________________ E-Mail: ______________________________________
Bitte einsenden an
NCBI Schweiz, Alte Landstr. 89, 8800 Thalwil (Tel: 044 721 10 50 Fax: 044 721 12 28)
Per E-Mail an: [email protected] oder Online: www.ncbi.ch/de/kursanmeldung/
SEMINAR OGAANSHAHA DALKAAN AAD DEGANTAHAY
Deeegaankaaga gobalka Zürich
Maxaa ka jira halkaan aanu joogno?
Waa lagu haaynayaa dhalaankaga xiliga seminaarka Waxaana dhaqaalaha
bixinaya Gobalka iyo degmada
Shaqada, Waxbarashada, Guryo Raadinta, dhalashada.iwm qofkii ka qeebqadanaya seminaarkan waa
lacag,la,aan. Waxaana looga hadlayaa qodabada hoos ku qoran





Ma Dooneeysa in aad Saacido dhalaankaga iyo qoyskaaga?
Ma Dooneeysa in aad wax ka ogaato shaqooyinka, iskoolada,guryo Raadinta.
Ma Dooneeysa in aad ogaato ku Noolanshah a Degmada iyo Gobalka Zürich
Ma Dooneeysa Warbixin afkaaga Hooyo lagugu sheego adigana aad weeydiimahaga lagaga jawaabo.
Ma Dooneeysa in aad Dadkale is dhaafsataan warbxino Iyo isbarasho.
Dadka waaweeyn ee Degan Gobalka Zürich ee aan ahayn Magaalada Zürich iyo Winthertur kuma jiraan waa Degmooyinka kale dadlka ka qeebgalaya
seminaarka ee heysta B,C, F Ama swiiska noqday.
Ku Soo Dhawoow iyo Imaansho wacan kulanka
Waxa uu Biilabmayaa
Seminaarka September 2014 waana laguu sheegayaa kolkad ogolaato ka qeebqadashada halka uu ka dhacayo
Toban Jeer oo Todobaadla September 2014 i
Mowduuca laga hadlayo
 Guryaha sida loo Raadiyo
 Iskoolada,Luuqada Barashadeeda, iskool kahor
 Caafimaadka.Shaqada.Caymiska.Ceeyrta. Canshuurt
 la dhaqanka Deriskaga,xiliga Fasaxaga, Qashinka
 dhalashada wadanka, is dhexgelka barashada Bulshada, Cunsuriyad
 Degmada. Gobalka. Schweiz. Demokratie,Taariiqda, Sharciyada
Waxaan Ka wada hadleeyna Nolosha wadankaan. Dhaqankooda waa sideee, kala duwanaanshaha
dhaqanka.Maxa layskaga midyahay, waxaana laguu sahlayaa ogaanshaha Nolosha halkaan, waxaad soo
gudbinkartaa aragtidada iyo qibradada,waxaan sameeyndoona Dalxiis kooban,
Seminaarkaan waxa uu kuu Sahlaya Adiga iyo Qooyskaaga in aad nolosha wadankaan waxbadan ka ogaato.
Hadii aad ka Qeebqaadato dhamaan sacaadaha Seminaarkan 80 % boqolkiiba waxaa lagu siinayaa shahaado
ka qeebqaadashada Seminaarkan.
Horjoogaha Tebinta Warbixinta
Bashir Gobdon, 079 798 38 05, [email protected]
Ka qeebgalaha
Seminaarka is dhexgalka bulshada, Bilawga seminaarka september 2014 Goobta kulanka Is Diiwaangelinta ka
DIB Ayaa la sheegaya halka uu ka dhacayo
Rag iyo Dumarka Soomaliyeed waa u Furanyahay.
Halka Aad ku Nooshahay ee Gobalka Zürich - Maxaa ka jira Halkaan?
Magacaga: ________________________________ Kan Waalidka: ____________________________________
Cinwaankaga: _________________________ Xafada : _____________ Degmada: ______________________
Tel./Mob.: _________________ ____________ E-Mail: ______________________________________
Walaal ku soo dir warqada ka qeebgalka ugu danbeeyn 17.2 2014 Cinwaanka hoos ku Qoran
NCBI Schweiz, Alte Landstr. 89, 8800 Thalwil (Tel: 044 721 10 50 Fax: 044 721 12 28)
E-Mail: [email protected] ou Online: www.ncbi.ch/de/kursanmeldung/