Dib loo warshadeyn karo ee ddhismahaaga • Recycling Dib ugu warshadee dhammaan alaabtan baaldigaaga Recycle all of these items together in your bin Baakadaha waaweyn ee lsku laabma waa in la fidiyaa oo lagu cabeeyaa gaadhi ximaarka si dabacsan fadlan kala fidi ama isku bur-buri Cardboard & Pizza Boxes must be flattened and fit loosely in your bin Bacaha cuntada oo dhan iyo weelka sharaabka madhi, biyo raaci,balaadhi, oo furarka dib ugu cali haddii aad kartid lama ogola bacaha ama . Most Plastic Food & Beverage Containers empty, rinse, flatten, put caps or lids back on if you can flatten to 3 ft by 3 ft no or plastics Wargeysyada ks sameysan warquadaha midabka leh ee aadka u ifa, Waraaqaha boostada, Buugta teleefoonka iyo Waraaqaha caadiga ah fadlan dhig warqadaha jar jaran boqshada warqada xidhan ka samaysan Magazines, Mail, Phonebook & Office Paper please put shredded paper in a closed paper bag Kartoonada cuntada bac kasii saxarada biirka Boxboard pop & beer boxes Wargeysyada ay wax la socdaan Qasaca birta ah, Qasaca macdanka ah, Warqadda macdanka ah, Sixniga alaabta lagu qaad macdanta ka sameysan ee jaandiga ah Newspaper with inserts raaci biyo nadiif Steel & Aluminum Cans, Foil & Trays rinse clean Dhalooyinka miraayadaha ka sameysan quraaradda ah iyo gasacadaha Kaartoonada Caanaha iyo Baakadaha Casiirka madhi, biyo raaci,balaadhi, furarka ka saar daboolka ka qaad, raaci biyo nadiif Milk Cartons & Juice Boxes Glass Bottles & Jars empty, rinse, flatten, remove caps rinse clean, remove lids Haddii aad ku nooshahay guri fadlan dibada u soo saar qalabka laabtaada dib loo isticmaalayaan ku jiraan 7am maalintaada dib u isticmaalka. If you live in a house, please put your recycling out on your curb by 7am on your recycling day. 612-NO-WASTE (669-2783) Fadlan ogaw- kani waa khadka tooska ah ee kaliya ee Af ingiriisiga ah. Please note – this is an English-only hotline. Haddii aad ku nooshahay abaartmant, waxaad uisticmaali kartaa gaadhi ximaanka di u isticmaalka laguu siiyaya dhismahaaga. If you live in an apartment, you can use the recycling carts provided for your building. © Eureka Recycling 2014 Tilmaamo sahlan ee dib-uwershadaynta balastigga: YES Guud ahaan sharciyan, badi weelka cuntada iyo cabbitaanka dib ayaa loo weshadayn karaa (Iyo weliba badi weelka musqulaha iyo qolka dhardhiqista). Simple guidelines for plastics recycling: As a general rule, most food and beverage containers are recyclable (And some containers from your bathroom and laundry room, too). Dhalooyinka bacaha ah Soo saar weelka (sodha, juuska, biyo shaanboo, dharmaydhista (saladhka, midho dheexqaan leh iwm) iyo saabuunta suxuunta) Weelka tukaanka wax laga dhex arko “si aan utagtid” Caano fadhi, jiis iyo weelka subaga Transparent Deli “To-Go” Containers Yogurt, Cottage Cheese, & Butter Containers Plastic Bottles Produce Containers (Soda, Juice, Water, Shampoo, Laundry & Dish Soap) (Lettuce, Berries, etc.) • Lama ogola kartoonada cuntada ee laga soo bixiyey qaboo jiyaha qeybta barafka ama qaboojiyaha qebta caadiga • Lama ogola suxuunta iyo wax ka samaysan dhoobo Lama ogola weelka wax NO • lagu karsado • Lama ogola taaqadaha muraayadaha ka samaysan • Lama ogola laambada • Lama ogola baytariyada • Lama ogola qasacyada lagu cadaadiyo waxyaabaha la buufiyo • Lama ogola qashinka ka kooban birta • Lama ogola softiga ama warqadaha duu duuban ee suuliga • Lama ogoa softiga ama warqadaha duu duuban • Lama ogola saliida matoorka • Lama ogola quashinka irbidaha la isticmaalay ee ku jira dhalooyinka caaga ka sameysan • Lama ogola bacaha ay ku calaamadsan yihiin ama (calaamada di u isticmaalka) • Lama ogola kartunada beedka ee jilicda san • Lama ogola weelka haya walxaha khatarta ah • Lama ogola weelka ka wayn 3 galaan • Lama ogola cabaynta alaabta caruurtu ku ciyaarta iyo wixii elaktaroonik ah • Lama ogola dhir ama dharyaha dhirtu ku jirto • Lama ogola bacaha madaw ee ay ku jiraan tarayada cuntada ee makrowayfka • Lama ogola walxa guban og (ku calaamad san ) • Lama ogola koobabka halka mar la isticmaalo, bilaydhada iyo maacuunta kale • Lama ogola kaartoomanka ukunta • Lama ogola alaabta waa wayn sida alaabta laab laabmata, barkadaha caruurta, iwm • Lama ogola koobabka, suxuunta xaashida ka sameysan ah, iyo xaashida aftirka • Lama ogola alaabta carruurta ku ciyaaraan • Lama ogola bacaha • No dishes or ceramics • No refrigerated or frozen food boxes • No cookware • No tissue or wrapping paper • No window glass or mirrors • No motor oil bottles • No lightbulbs • No bottles used for home needle disposal • No plastic bags or plastic film • No batteries • No plastic marked with a • No containers that held hazardous materials • No aerosol cans • No foam egg cartons or Styrofoam™ • No containers larger than 3 gallons • No scrap metal • No disposable cups, plates or utensils • No packaging from toys or electronics • No paper towel or toilet paper tubes • No bulky items such as lawn furniture, kiddy pools, etc. • No plant or landscaping pots • No toys • No compostable materials (often marked with • No egg cartons • No paper cups, plates, or napkins or • No black plastic including microwave food trays ) Jadwalka qaadista oo lacag la’aan ah ama sidii loo heli lahaa baaldiga ee loogu tala-galay alaabada dib-u-warshadaynta, wac khadkayaga Af-Ingiriisiga ah ee dib-u-warshadaynta 612-NO-WASTE (669-2783). To find out your recycling collection schedule or to find out how to get a recycling bin, call 612-NO-WASTE (669-2783). Please note – this is an English-only hotline. Zero Waste Hotline 612-NO-WASTE (669-2783) www.eurekarecycling.org © Eureka Recycling 2014
© Copyright 2025 ExpyDoc