Qorshaha Wasaaradda Maaliyadda Ee Sanadka 2014

qwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyui
opasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfgh
jklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvb
nmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwer
tyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopas
dfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzx
cvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmq
wertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuio
pasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghj
klzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbn
mqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdf
ghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxc
vbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmrtyuiopasdfghjk
lzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbn
mqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdf
ghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxc
vbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqw
ertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiop
Qorshaha Wasaaradda
asdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjkl
zxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnm
qwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyui
Maaliyadda Ee Sanadka 2014
opasdfghjklzxcvbnmrtyuiopasdfghjklz
xcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmq
wertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuio
Tirsiga 1aad
pasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghj
klzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbn
mqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdf
Diyaarin:
ghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxc
vbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqw
ertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiop
asdfghjklzxcvbnmrtyuiopasdfghjklzxc
vbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqw
ertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiop
asdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjkl
zxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnm
qwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyui
opasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfgh
jklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvb
nmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwer
tyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopas
dfghjklzxcvbnmrtyuiopasdfghjklzxcvb
nmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwer
tyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopas
dfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzx
cvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmq
wertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuio
pasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghj
klzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbn
mqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdf
ghjklzxcvbnmrtyuiopasdfghjklzxcvbn
mqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwerty
uiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdf
ghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxc
vbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqw
ertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyuiop
asdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfghjkl
zxcvbnmqwertyuiopasdfghjklzxcvbnm
qwertyuiopasdfghjklzxcvbnmqwertyui
opasdfghjklzxcvbnmqwertyuiopasdfgh
jklzxcvbnmrtyuiopasdfghjklzxcvbnmq
Waaxadda Qorshaynta iyo Tirakoobka Ee wasaradda
maliyadda
Table of Contents
Soo gudbin Qorsha sanadka 2014 ee wasaarada maaliyada ................................................................3
1.
Hirgelinta qorshaha Miisaaniyadda 2014. ......................................................................................... 3
2.
Qorshaha Mashaariicda Horomarinta ee Misaaniyada 2014 ............................................................ 3
3.
Kamidha-dhalinta kutalagalkii Dakhliga ee miisaaniyadda 2014 .................................................... 6
4.
Hirgelinta Qorshaha Siyaasda Miisaaniyada 2014 ............................................................................ 6
5.
Bilaabistii iyo Dardargelintii Qorshaha dib u habaynta Maamulka Maaliyadda Qaranka 2014
(PFM Reform) .............................................................................................................................. 9
6.
Gudbinta Xisaab Xidhka miisaaniyada 2013 ................................................................................... 10
7.
Soo Saarista Booga tira koobka Maaliyadda iyo Ganacsiga (Annual Statistics of Trade and
Finance) ........................................................................................................................................ 10
8.
Hirgelinta Dhismayaal Cusub oo wasaarada maaliyada looga dhisay gobolada. ....................... 10
9.
Hirgelinta ololaha cashuuraha, la dagalanka kootarabaanka iyo wacyi galinta dadwaynaha ..... 10
10.
Hirgalintta casriyaynta nidaamka shaqo wasaaradda maaliyaddu ku shaqayaso ( Getting
effective information through Technologies) ................................................................................ 11
11.
Diyaarinta siyaasada miisaaniyada 2015 ..................................................................................... 11
12.
Diyaarinta miisaaniyada qaranka Somaliland ee sanadka 2015 ................................................. 11
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 2
Soo gudbin Qorsha sanadka 2014 ee wasaarada maaliyada
Tixraac warqada tirsigeedu yahay jsl/wm/XAG/258/12/2013 ee 09/12/2013 ujeedadeeduna tahay
soo gudbin qorshaha sanadka 2014 ee wasaarada maaliyada hadaba waxa jirta in wasaarada maaliyada
qorsheheeda hawleed uu ku suntahay miisaaniyada sanadka 2014,siyaasada miisaaniyada 2014 iyo
siyaasada dubuhabeynata maalmulka maaliyada qaranka(Somaliland PFM REFORM strategy) waana
ta hoos ku qoran faahfaahinteedu.
1.
Hirgelinta qorshaha Miisaaniyadda 2014.
Wasaarada maaliyadu iyadoo kaduulaysa qodobka 55aad farqadiisa 1aad ee dustuurka qaranka iyo
shuruucda wasaarada maaliyada waxay markii ugu horaysay horgeysay golaha wakiilada
miisaaniyada 2014 taas oo kabadan miisaaniyadii 2013 ee sanadkiii hore 21.6% isla markaana
waxay golaha wakiiladu kamarkhaati fureen dadaalka wasaarada maaliyada kaas oo ay ku siiyeen
shahaadadii waxqabadka iyo hawl karnimada ee 2013 Tafaasiisha miisaaniyadaasina waa sidan.
Table 1 Tafasiisha Qorshaha Misaaniyada 2014
S.n
Hayada
SLSH
Dollar
Dawladda Dhexe
912,000,000,000
$152,000,000
2. Hayadaha Madaxa Banaan
153,197,070,793
$25,532,846
3. Dawladda Hoose
129,836,638,953
$21,639,440
4. Dakhliga Deeqaha
81,000,000,000
$13,500,000,
1,276,033,716,000
$212,672,286
1.
caalamiga ah(Denmark& Britain)
Isugeyn
2. Qorshaha Mashaariicda Horomarinta ee Misaaniyada 2014
Waxa jira in miisaaniyada 2014 ay kujiraan mashaariic badan oo wadanka wax u taraya kuwaas oo
wasaarada maaliyada ay u qorshaysantahay inay fuliyaan sanadka 2014 waxaana kamid ah kuwan
hoos ku qoran.
20% Korodhka mushaharooyinka shaqaalaha iyo ciidamada
Korodhka derejada ciidamada.
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 3
Korodhka mushaharooyinka iyo gunada gudoomiyayaasha,kuxigeenada iyo gudida
hayadaha madaxa banana
Kharashka diiwaangelinta codbixiyayaasha
Mashruuca Dib u dhiska wadooyinka
Dhismaha Madaarka Burco iyo dib u dhiska madaarka Borama
Mashruuca Xanaanada Xoolaha
Dhismayaasha cusbitaalada buuhoodle iyo Wajaale
Dhismayasha dayrka cusbitaalka hargaysa iyo hoolka cusbitaalka TB hargaysa
Dhismaha iskuulka Agoomaha Burco.
Dhismaha Maktabada Qaranka
Dhismaha Maktabada englishta ee Jaamacada Haragaysa
Dhismayaasha xafiisyada dawlada sida:- Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinya , Deeganka
& Reer miyiga , Ciyaaraha , Hanti dhawraha guud ee qaranka ,xafiisyada wasaarada
maaliyada hargaysa iyo goboladaba,xafiisyada wasaarada arimaha bulshada ee baligubadle
iyo gabiley, xafiiska wasaarada warfaafinta iyo Hoolka fanaaniinta qaranka iyo wasaarada
awqaafta.
Dhismayaasha Jaamacadaha Badhan, Burco , Berbera iyo Camuud
Mashruuca daryeelka Ceelasha Biyaha.
Dhismaha xarunta xasuuqa
Dhismaha xarunta Dhaqanka iyo Nolosha Miyiga (center for heritage and rural life)
Iibsiga rooga Garoonka kubada cagta Hargeysa
Iibsiga dabdamiska
Iibsiga gaadiidka Wasaaradaha iyo Ha’ayadaha .
Iibsiga qalabka isku xidhka shirkadaha isgaadhsiinta.
Kharashka dhiirigelinta xifdiga quraanka
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 4
Table 2 • Noocyada kharashka miisaaniyada ee qorasha ha 2014 (sectoral)
Kharashka Miisaaniyadda 2014
Kharashka shaqaalaha
Kharashka Hawsha Socota
Kh/Horumarinta
Kaalmooyinka
Deynta Qaranka
1%
1%
12%
51%
35%
Table 3 Budget Sectors
Budget 2012 in Sector
%
Environment Sector
6,358,565,532
0.70
Infrastructure and Natural Resource
80,497,215,803
8.83
Good Governance & Rule Law Sector
575,099,430,240
63.06
Economic Sector
118,682,630,685
13.01
Social Sector
131,362,157,740
14.40
Total
912,000,000,000
100
Budget 2013
Social Sector
Economic Sector
Good Governance & Rule Law…
Series1
Infrastructure and Natural…
Environment Sector
0
400,000,000,000
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
800,000,000,000
Page 5
3. Kamidha-dhalinta kutalagalkii Dakhliga ee miisaaniyadda 2014
Wasaarada maaliyadu waxay xooga saaridontaa sidii ay uga midha dhalinlahayd kutalagalka
dakhliga ee miisaaniyada 2014 taas oo ay xooga saari doonto cashuur ururinta.
Ku tala galka dakhligaas oo dhan 912,000,000,000 somaliland shilling taas oo u dhiganta
152,000,000 us dollar, waxaan dakhligaasi kabadanyahay dakhligii 2013 21.6%, waxaana
nooqorshaysan inaan dhamantii soo sarno hadii alleh yidhaahdo.
Nooca Dakhliga
Dakhli
Hadhaaga Khasnadda
Dakhliga Cashuuraha
Dakhliga adeega
Dakhliga Ganaaxyadda
Dakhliga Hantida
Kabka
Dawladaha
Hoose
Total
4.
Percentage
30,460,000,000
650,357,946,705
168,989,804,074
3,698,641,093
64,383,571,555
24,570,036,573
3.34
71.31
15.19
912,000,000,000
100
0.41
7.06
2.69
Hirgelinta Qorshaha Siyaasda Miisaaniyada 2014
Waxa jirta in inta aan la diyaarin miisaaniyada qaranka madaxweynuhu soo saaro siyaasada
miisaniyada ee sanadkaas isla markaana ay jirto gudi uu madaxweynuhu magacaabay oo uu
gudoomiye u yahay wasiirka maaliyadu kuwaas oo soo diyaariya siyaada miisaaniyada isla
markaana golaha wasiirada madaxweynu u gudbiyo taas goaan gole lagu ansixiyo, islamarkaana
madaxweynaha jsl uu ugudbiyo hayadaha dawlada.hadaba waxa sanadka 2014 u qorsheysan
iyadoo kaashanaysa hayadaha kale ee ay khusaysayso fulinta iyo hirgelinta siyaasada miisaaniyada
2014 ee Qodobadeedu hoos ku qoranyihiin.
i.
Waa in Deeqaha Caalamiga ahi lifaaq ahaan loo raaciyaa Miisaaniyadda Qaranka,si loo ogaado
dhamaan Dakhliga dalka soo gala nooc kasta oo uu yahay.
ii.
Waa
In
la
hirgeliyo
Heshiis
Qoraalka
ay
Wasaarada
Qorsheyntu
Udiyaarisay
Wasaaradaha/Hayadaha dawlada iyo hayadaha caalamiga ah isla markaana wixii Hayadaha
caalamiga ahi ku caawiyaan Hayadaha dawlada Heeshiisyadooda loo soo gudbiyo Wasaarada
Maaliyada iyo Wasaarada Qorsheynta , sidoo kalana xisaab celintooda lixbiloodkiiba loo soo
gudbiyo Wasaarada maaliyada.
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 6
iii.
Waa in Wasaaradda Qorshayntu soo gudbiso lacagta Sanduuqa horumarinta Somaliland
(Somaliland Development fund) si loo raaciyo miisaaniyada2014.
iv.
Waa in a Guddida Siyaasada Miisaaniyaddu sanadkii Hal mar la kulmaan Deeqbixiyayaasha
(Donors)/UN ta iyo Hayadaha caalamiga ah(INGO’S) ee ka shaqeeya Dalka si loo qiimeeyo
Mashaariicda ay wadaan Hayadahaasi.
v.
Waa in Miisaaniyadda Sanadka 2014 Ay kabadnaato ugu yaraan 20% Miisaaniyaddii Sanadkii
2013.
vi.
Waa in La magaacaabo Guddi Dib u qiimayn ku samaysa Hantida Dawladda sida Guryaha,
Bakhaaradda ,Dhulka, iskaraabka IWM taas oo u gudoomiye u yahay Wasiirka Hawlahaguud isla
markaana xubin uu ka yahay Wasiirka Maaliyadu. .
vii.
Waa in Sanadka 2014
xooga la saaraa sidii loo horumarin lahaa Wasaarada Boosaha iyo
isgaadhsiinta islamarkaana la magacaabo Gudida isgaadgsiinta Qaranka oo ka kooban Wasiirka
Wasaarada Boosta iyo Isgaadhsiinta,Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Qorsheynta,Wasiirka Hawlaha
Guud iyo Guryeynta iyo Gudoomiyaha Gudida Qandaraaska Qaranka taas oo uu Gudoomiye u
noqon doono Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta.
viii.
ix.
Waa in la Xoojiyo Xidhiidhka Ganacsi iyo Dhaqaale ee Dalalka aynu jaarka nahay.
Waa in Mashaariicda horumarinta ee Miisaaniyadda 2014 meel la isugu geeyo, loo na sameeyo
madax- xige u gaar ah oo lagu magacaabo madax-xigaha Mashaariicda horumarinta Dawladda.
x.
Waa in Miisaaniyada Dawladaha hoose kharashka shaqaaluhu noqdaa ugu yaraan 25%,
kharashka hawl socodsiintuna noqdaa ugubadnaan 30%, sidoo kale kharashka mashaariicda
horumarinta ee aanay kujirin deeqaha hay’adaha caalamiga ah isna waa inuu noqdaa ugu yaraan
35%,kharashka deeq da dawladaha hoose siiyaan hay’adaha dawlada dhexe ee deegaanadooda
isna waa inuu noqdaa ugu badnaan 10%.waxaana dabagelkeeda yeelanaya oo u xilsaaran arintan
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaarada Qorshaynta..
xi.
Kharashka Kabka Dawladaha hoose Waa in uu dhamaantii ku baxaa mashaariic horumarineed,
marka laga reebo Dawladaha hoose ee derajadoodu yihiin B,C,D oo iyagu waxay helaan tahay
waxa ku baxa kharashka hawl socodsinta.fulinta arintana waxa uxil saraan wasaarada arrimaha
gudaha iyo wasaarada maaliyada.
xii.
Waa
in
hay’adaha
madaxabanaan
sida
Wakaaladaha
biyaha,
Dekeda,Madbacada
Qaranka,wershedaha laydhka iyo Baanka, Dakhliga ay soo saaraan uu noqdo 30% mid kharash
ahaan ugu baxa Mashaariic horumarineed.
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 7
xiii.
Waa In Wasaaradda Qorshaynta iyo Wasaaradda Maaliyaddu
si wada jir ah u dabagalaan
Mashaariicda horumarinta Dawladda Dhexe, kuwa Caalamiga ah iyo hayadaha madaxa banaan ee
dawlada.
xiv.
Waa in sanduuqii hawl gabka ee Shaqaalaha Dawladda dhexe iyo Ciidamada, Miisaaniyadda
2014 loogu daro qadar leeg intii lagu daray 2013 . Waana in si deg deg ah sanduuqaas ay
Wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshadu usoo samaysaa xeerkii hawlgabka ee lagu dhaqi lahaa.
Waxaa kale oo ay Gudidu go’aamisay in aan shaqaale cusub la qoran sanadka 2014 , marka laga
reebo wixii aan laga maarmayn.
xv. Waa in la Dhiirigeliyo Xafiisyada shaqo abuurka (Job-centars) ee Wasaarada shaqada iyo
arrimaha Bulshadu hada gacanta ku hayso.
xvi. Waa in Magaalooyinka waaweyn laga Dhisaa Garoomo ciyaareed iyadoo Dhulka laga dhisayana
ay kawada hawl gelidoonaan Helistiisa Wasiirka Ciyaaraha,Wasiirka Arrimaha Gudaha,Wasiirka
Hawlaha Guud iyo Guryeynta,Gudoomiyayaasha Golayaasha Deegaanka iyo cidii loo Baahdo.
xvii. Waa In shirkadaha Maalgashiga ee Ganacsiga nooc kasta oo uu yahay lacagaha ay bixiyaan lagu
shubo khasnada Dawladda.
xviii.
Waa in Dhamaan Buugaagta lacag Qabashada ee Hayadaha madaxabanaan ee Dawladu noqdaan
kuwo ka diiwaangashan xafiiska xiisaabiyaha guud ee dawlada isla markaana dhamaantood laga
daabacaa madbacada Qaranka. .
xix.
Waa in Gudida Siyaasadda Misaaniyadda Qaranku Saddex biloodkiiba halmar kulmaan si qiimayn
ay ugu sameeyaan siyaasaddii Miisaaniyadda ee madaxweynuhu saxeexay
xx.
Waa in Wasaarada Maaliyada loo qoondeeyo 160 askari oo Ciidanka ilaalada cashuuraha lagu
kordhinayo sanadka 2014, isla markaana wasiirka maaliyadu wareegto kusoo saaraa shuruudaha
looga baahanyahay ciidankaas.
waana in wasaarada maaliyada miisaaniyadeeda lagu daro
mushaharka iyo Raashinka ay yeelanayaan ciidamadaas iyo kuwii hore loo qaatayba.
xxi.
Si loo Dhiirigeliyo Wax soosaarka Dalka Waa in sanadka 2014 cashuurta soo Dejinta laga
dhaafaa Dhamaan Riigaga Wax lagu qodo, Cagaf Cagafyada, laashashka kaluumaysiga,Shabaakta
lagu kaluumaysto iyo Gaasta wax lagu karsado Sidoo kale waa in Wasaarada Maaliyadu dib u
eegis ku samaysaa qiimaha Badeecadaha soo dega ee dalkeena laga so saaro si loo dhiirigeliyo
Badeecadaha dalkeena kasoo baxa ama kuwa Wershadeheenu soo saaraan.
xxii.
Waa in Shaqaalaha iyo Ciidamada Dawladda Mushaharkooda Lagu kordhiyo 20% Miisaaniyadda
Sanadka 2014.
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 8
xxiii.
Dhiirigelinta wax ku-kala iibsiga iyo isticmaalka lacagta dalku(somalilan shilling) waa waajib
saaran muwaadinkasta mana aha wax ikhtiyaari ah (Somaliland is not dollar land)
5. Bilaabistii iyo Dardargelintii Qorshaha dib u habaynta Maamulka Maaliyadda Qaranka
2014 (PFM Reform)
Masuuliyiinta wasaarada madhaliyada oo uu hormuud kayahay wasiirka wasaarada maaliyadu
waxay si geesinimo ku jirto ugu dhiiradeen inay dhaqaajiyaan qorshaha dubuhabeynta maamulka
maaliyada oo soo jiitamayey ilaa sanadkii 2008, isla markaana ay ku dhiiran waayeen
masuuliyiintii hore ee wasaarada maaliyadu inay dhaqaajiyaan taas oo marka isbedel nidaam
lasamaynayo oo larabo in nidaamkii
shaqayn jiray laga guuro runtii
dhibtiisa iska leh, hadana waxa lagu
dhaqaaqay in la jebiyo derbiyo
badan oo adag isla markaana waxa
kulamo iyo doodo badan kadib la
isla qaatay in laqaato nidaamka
cusub ee dubuhabeynta maamulka
maaliyada waxaana wasaarada u
qorshaysan
inay
sanadka
2014
hawsha ugu badan ka qabato,isla markaa kulamadii ugu horteeyay ee lagu bilaabayey qorshahaas
oo ay ka qayb qaateen dhamaan daneeyayaasha PFM ka oo ay kujiraan dalalka deeqbixiyayaashu
waxa lagu qabtay dalka gudihiisa iyo dibediisaba ugu danbayntiina wuxuu madaxweynaha jsl soo
saaray siyaasada qorshaha dubu habeynta maamulka maaliyada jsl taas oo ka kooban 10 qodob
isla markaana dhamaantood fulay,kulankii ugu danbeeyay ee dhaqaanjinta qorshahana waxa uu
dhacay 09-12-2013 kaas oo ku qabsoomay hotel mansor waxaana kasoo qaybgalay gudida
wadajirka ah ee dubuhabeynta maamulka maaliyada jsl oo uu gudoomiye u yahay wasiirka
wasaarada maaliyada waxaana la isla qaataey in deeq bixiyayaashu fuliyaan wixii ku xidhan
dhinacooda taas oo dawlada ingiriisku oo goobjoog ahayd ay balanqaaday fulinta wixi ku xidhan
ee la isku raacay
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 9
6. Gudbinta Xisaab Xidhka miisaaniyada 2013
Sida uu tilmaamayo qodobka 55aad ee dustuurka qaranku waa in hantidhawraha guud ee qaranku
ugudbiyaa xisaabxidhka miisaaniyada sanadkii tegey golaha wakiilada bisha june ee sanadka lagu
jiro. sidaas darteed wasaarada maaliyada waxa u qorshaysan inay u gudbiso hantidharka guud ee
qaranka xisaab-xidghkii miisaaniyada 2013 si uu ugu gudbiyo golaha wakiilada markuu ka guto
waajibaadkiisa.
7. Soo Saarista Booga tira koobka Maaliyadda iyo Ganacsiga (Annual Statistics of Trade
and Finance)
Waxay wasaaradda maaliyaddu soo saari doontaa sanaddaka 2014 buugagtii sanadlaha ay u soo
saari jirtay ee kala ahaa Annual Statistics of Trade and Finance 2013 iyo Annual Statistics of
import and export (customes) 2013.
8. Hirgelinta Dhismayaal Cusub oo wasaarada maaliyada looga dhisay gobolada.
Waxa sanadka 2014 wasaarada maaliyada u qorshaysan
inay xafiisyo dhawr ah uga dhisto
xarunta iyo goboladda qaar sida Borama si loo daboolo Baahiyaha dhisme ee kajiray. waxaana
kamida goobaha la dhisay xafiiska xisaabaadka, cashuuraha beriga iyo kastamada.
9. Hirgelinta ololaha cashuuraha, la dagalanka kootarabaanka iyo wacyi galinta
dadwaynaha
Wasaradda maliyadda waxa u qorshaysan in ay 2014 hirgaliso wacyigalin dhanka cashuuraha ah
oo loo samaynayo dadwaynaha ku dhaqan guud ahaan Somaliland si dadka loo baro cashuurta
iyo fa’idooyinka cashuuruhu u leeyihiin dadwaynaha iyo adeegyadda lagu qabto dhamanteed.
Waxaa kale oo wasaraddu filin donataa olole balaadhan oo cashuuraha ha gaar ahaan cashuuraha
bariga, olalahaa oo saddexdii biloodba mar la qaban doono, lagana qaban doono dhamaan
gobolodda dalka oo dhan, taas oo wax wayn ka tari doonta kor u kaca dakhliga.
Sida oo kale waxaa wasaradda maliyada u qorshaysan in ay la dagalaanto kootorbaanka ka soo
gala xududaha dalka, taas oo loo adeegsan doono cidanka ilaalinta cashuuraha ee u gaarka ha
wasaaradda maaliyadda.
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 10
10. Hirgalintta casriyaynta nidaamka shaqo wasaaradda maaliyaddu ku shaqayaso ( Getting
effective information through Technologies)
Waxa wasaaradda maaliyadda u qorshaysan 2014 in ay ka wareegto nidaamkii hore ay ugu
shaqayn jirtay kaas oo ay u wareegi doonto nidaamka casriga ah (MIS) ee dalka jaarka aynu nahay
ku shaqeeyaan. Tusalaale ahaan waxaa noo qorshaysan inaanu castomeska u samayno Software
ka Asyuda ee inta baddan waddamadu isticimalaan. Sida oo kale waxaa qorshaha nugu jira inaan
dhamaan waxayaha kalana system kooda shaqo ka dhigno Softwares casri ah si ay shaqaddu u
fududaato. Hadii alleh idmo.
11. Diyaarinta siyaasada miisaaniyada 2015
Waxa wasaarada maaliyadu ay diyaarindoontaa siyaasda miisaaniyada sanadka 2015 iyadaa oo
kaashanaysa gudida siyaasada miisaaniyada qaranka waxaana u qorshaysan in
hawshaasi
bilaabanto august 2014 .
12. Diyaarinta miisaaniyada qaranka Somaliland ee sanadka 2015
Wasaarada maaliyadu waxay diyaarin doontaa miisaaniyadii qaranka Somaliland ee sanadka 2015
iyadoo ku diyaaarin doonta waqtigii loogu talagalay,islamarkaana ka duuli doonta siyaasada
miisaaniyada 2015 .
Set By: Department of Planning and Statistics MOF
Page 11