INTA UGU MUHIIMSAN Dhaqamada dadka na xigo, saaxibadeen iyo keenaba waxey mararka qaarkood keenaan su’aalo ama waxyaalo laga xumaado, gaar ahaan tan quseyso xiriirada bulshada ee qadka, banaan u bixida, magaalo joognima xumada, isdhibaateynta, isticmaalida waxyaalaha maskaxda dooriyo. Warqadaan isku laaban waxey bixiMarnaba kaligaa ma ihid neysaa waxyaalo jawaab ah, qaas Dagdag caafimaadeed: 144 ahaan xaga sharciga. Waxey idiin Dagdag booliska: 117 tilmaameysaa sitka internetka aad ka heli kartaan warbixin dhameysMurugeysnaan adiga, saaxibkaatiran iyo suurtagal aad kula xiriiri taa, dadka ku xigo: 147 kartaan maamulo ku taqasusay arin ama www.ciao.ch walbo oo ku saabsan arimahaan. QOF WALBO XIL GAAR AH AYAA SAARAN • • Qof walbo wuxuu leeyahay xaq iyo waajib oo laga rabo in uu dhowro In lawada hadlo waa lagamamaarmaan, gaar ahaan marka aan murugeysanahay ama wax nagu adag aan la kulano. Taasi waxey u baahan tahay dhiiri iyo waqti isi siin. Marnaba daahitaan ma’aha in la dhaliyo ama loo sooceliyo lawadahadalka cunugaada / qaangaarxigeXaga sharciga enkaada / dhalinyarada ama waalidkood. Shaqaalo ayaa diyaar ah in ay caawiyaan. Waalidka Caruurta iyo khaangaarxigeeDhooritaanka • nada, ilaa ay ka Khaangaaraan (18 sano), waxaa mas’uulka ah waalidkood ama mas’uulka sharciga ah ee loo xilsaaray. Hadana waalidka waxaa ku waajib ah in ey siibiilaan hadii ay shuruudo gaar ah buuxiyaan (sharciga shacbiga Iswiiska qodobka 276 iyo kuwa ku xigo). Meesha gorgortanka Cunuga Isku filan 0 sano + warbixinada 18 sano www.sois-prudent.ch KHAMRIGA TUBAAKADA Cabitaanka khamriga waxaa loo aqoonsanyahay inuu halis u yahay caafimaadka dadka oo dhan. Xiiseenteeda wuxuu ubilaaban karaa si dhaqsi ah, Waa in aad taxadir u la haataan caalaamooyinka muujinkaro bilowga isticmaalkiisa (caajis, ka maqnaasho iskooleed, iwm). Iska jira dhibaatooyinka caafimaadka uga imaankaro «sarqaanka deg dega ah» iyo xad dhaafyada kale oo inta badan dhaco usbooca dhamaadkiisa! Isticmaalka tubaakada waxey sabab weyn u tahay jirooyin iyo dhimasho dalkeena gudahiisa. Inta oo soo hormaro ku dhawaashaha tubaakada (marka yaraan lagu bilaabo), ayuu aad u badanaa halista ah in laga maarmiwaayo). www.sois-prudent.ch/alcool Sharciga wuxuu diidayaa in laga gado ama la siiyo khamri dhaliyarada kayar 16 sano. Biirta iyo fiinada: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogalyahay laga bilaabo 16 sano. Khamriga la maceeyay, kan qasan, kan furutada lagu qaso, kan raashinka kahor lacabo iyo kan lamiiray: ka gadideeda iyo siinteeda waxaa la ogolyahay laga bilaabo 18 sano. www.sois-prudent.ch/tabac Xeerka sharciga iskoolaadka wuxuu cadeynaayaa qodobka 102 «in aynan ardeyda isticmaaleyn khamri iyo wixii maskaxda door iyo; ma na c aba aya a n sigaar.» Sharciga howlgalga dhaqaaleed (LEAE1), qodobka 66i) wuxuu cadeynaa: «in ay mabnuucan tahay siismada ama ka gadit a a nka cig a a r ka dadka a a n khaangaarka aheyn (kayar 18 sano).» BIXITAANKA HABEENKII, MEELAHA BULSHADA U FURAN IYO BANAAN BAXYADA Xeerka caadiga ah, dhalinyaro kayar 16 sano ma aha inuu tago meelaha bulshada u furan ama banaanbax asagoo lasoconin qof khaangaar ah. Iska jir bixitaanka iskuxigxigo iyo daalka kadanbeeyo! Shaleemada, da’da sharciga waa qasab: waalidka looma ogolo in ay sharciga xadgudbaan. Diskoga wareego, xaflada dhalinyarada, riwaayadaha waaka mamnuuc dadka kayar 16 sano. Sharciga la farsameeyey ama la isticmaalo qofkale sharcigeeda waa dambi (qodobka 252 sharciga ciqaabta: khaldida cadeynta). www.sois-prudent.ch/sorties · Dhalinyarada kayar 16 sano wey joogi karaan banaanka ilaa iyo 22 saac. Marka ay waalidkood u soo fasaxaan in ay kaligood kasoo noqdaan saacad ka dabeyso (shaleemo, howlo ururreed, iwm.), waa in ay dhaqso meesha ay degan yihiin u aadaan. · Dhaliyaro kayar 16 sano uuna lasocon waalidkiis ama mas’uulkiisa sharciga ah magali karaan Kafeeyad, maqaayadaha, meelaha shaaha. Baararka, baararka biirta sameeyo iyo diskoga hadii aynan heesen ogolaasho qoraal ah. · Meelaha lagu khamaaro ama kafee internetka waa ka mamnuuc dadka kayar 16 sano, hadii oona lasocon mid ka mid ah waalidkood ama mas’uulkooda sharciga ah. Dhalinyarada kayar 18 sano loo ma ogolo in ay galaan kalaabyada habeenada. HUBABKA IYO QALABYADA HALISTA AH Sida uu dhigaayo sharciga iskoolka, ardayda ma usoo qaadanaayaan qalab halis ah iskoolka, xataa si ay isku difaacaan. www.sois-prudent.ch/armes Sida uu sharciga qabo Hubka waa ka mamnuuc dadka aan khaangaarka aheyn, gaar ahaan: ·hubka dabka ah (bundukhyada, qoryaha fudud ama bistoolada kuulaha, hubka gacanta, iwm). ·midiyaha otomatikga ah, «kuwa isku laaban» halgacan lagu furikaro iyo midiyaha balanbaalista marka uu cabirkeeda dhaafaayo 12 cm ayadoo furan afkeeda dhaafo 5 cm. · waxyaalaha leysku dhaawaco (buunyo amerikaan, garuun, nunchku, iwm.). ·hubka beenta ah ee u eg kuwa runta ah (bistoolooyinka kuulaha) (sharciga fadraalka ee hubka). Isticmaalka ula kaca ah si dhaawac loo geesto, qalabka caadiga ah (usha baseballka, kan baakadaha lagu furo, dhalo, iwm.) iyaguna waa mamnuuc. KU XADGUDUBKA SHARCIGA IYO DHIBAATEYNTA Hadii qof aan khaangaar aheyn ladhibo, la boobo ama lakufsado, waa muhiim inuu waalidkiis u sheego ama qof khaangaar ah, lana rumeysta. Dhibaateyn heerkaas gaarsiisan waa in booliiska loo sheegaa (tal. 117). Natiijoonka ka inaankaro dambiyadaas waa kuwo aad u culus: xukun ciqaab ah ama talaab edbin ah (uu ku qaadaayo maxkamada dadka aan khaangaarka aheyn), ciqaab maamuleed (uu ku qaadaayo iskoolka ama SPJ «qeybta xaq dhoorida caruurta»), ganaax maaliyadeed. www.sois-prudent.ch/violence Cunug, khaangaarxigeen ama khaangaar wey ciqaabi kartaa cadaalada hadii uu galo danbiyada soo socdo ama ka qeybqaato: · waxgaarsin hantiyeed, jabin, wax ku sawirid, iwm.; · bug kuraacida gaadiidka dadweynaha; · xadid, siigadid, koox wax ku xadid, xaditaan dhibaateyn leh, iwm; · dhibitaan, dagaal, caay midabtakoor ah ama khaniisnaceyb ah, u dhaarasho, dhacid, kufsasho, iwm. WAALIDIINTA | DOWLADA | ISKOOLKA Dadka aan khaangaarka aheyn waxaa saaran xeerka saaran dadka khaangaarka ah wixii ku saabsan dhaqanka jidka bulshada. Jidka bulshada waxayaalaha uu ka mamnuucay Xeerka guud ee booliska degmooyinka: qasitaanka daganaashahooda iyo nidaanka bulshada gaar ahaan in aadan shanqar badan sameynin, canuuf aadan tufin iyo inaadan ku kaadin, ku ciyaarin ciyaar halis ah, ku tuurid waraaqo, qashin iyo waxyaalo kale. www.sois-prudent.ch/voiepublique Waxaa tolo ah in lawato sharci aqoosi, Dhibaatad lagaarsiiyo hantida dowlada iyo tan shaqsiyadaha waxey keeni kar taa ciqaab sharciyeed iyo qarash badan qoyska waxdhibaateeyaha. Sharciga wuxuu mabnuucaa sameynteeda, siinteeda, gaditaankeeda, gadashadeeda iyo isticmaalka maskaxdooriyayaasha (waxyaalaha kayimid xashiishka, kokayinta iyo wixii ka yimid, daawooyinka maskaxda waxkabadalo, amfetaminyada, kuwa riyada lasoo jeedo keeno sida LSD, daawooyinka qaarkood...). U dhaarashada iyo hadadaada laysugu diro SMS, blogs, chats iyo qadadka bulshada (facebook) waa leysku sharciqaadikaraa. INTERNET / CHATS/BLOGS / QADADKA BULSHADA / SMS / MMS / SAWIRADA / TALEEFOONADA GACANTA / CAYAARAHA KUMBIYUURARKA www.sois-prudent.ch/drogue Walidiinta: MASKAXDOORIYAYAASHA Maskaxdooriyayaasha waxey halis u yihiin caafimaadka, xiiseynta waxyaalahaasi waxey bilaaban karaan wati horeeyo, iska jira calaamadaha muujinaayo bilaabida isticmaalkooda (caajis iyo iskool ka baaqasho, iwm.). · Kala hadla cunugiina isticmaalkiisa Internetka iyo sityaalka uu booqdo. Ku dhiirigaliya cunugiina in uu idiin sheego wuxuu dhibsanaayo ama ka naxinaayo. · U sharax wixii kula ah inaan la ogolaakarin, waxaadan ogoleen. Hor umari fikradiisa waxa ka fiirsaneyso iyo garaadkiisa in waxa Internetka ku juro in ay sidoodaba run wada aheyn. · La socodsii halista uga imaan karto haduu sheego warbixino ku saabsan shaqsiyadiisa (magaca, ciwaanka...). Dareensii dhibaatada ka imaan karto bixinta muuqiisa (sawirda...). · Ka dhowra in ilmo yar kaligii miraayadahaas horjoogo. · Dhiga kumbiyuutarka qol la wadaago. · Qaado waqti aad la fiirisid marka uu cunugaada bilaabaayo in uu Internetka galo. Soo saara «xeer qoyseed» xad u yeela: mudada iyo saacadaha la isticmaalaayo Internetka, sityaalka mamnuuca ah, warbixinada leys dhaafsanaayo. www.sois-prudent.ch/mondenumerique Iska jir: WADA HADAL WAA LAGAMAMAARMAAN Ilmaha inta uu weynaanaayo, wuxuu ka faa iidesanaa xurnimo weyn. Wuxuu ku noolaanaa waayo aragnimooyin cusub. Si loogu caawiyo in uu weynaado uuna maamulo isku filnaashihiisa uuna garab ugu siiyo waalikiis hooshooda edbinta ah, dowlada waxey soo dejisay sharciyo. Kuwaasi yihiin jiheyn lagamamaarmaan ah, qaar laga soo soocay ayaa ku qoran warqadaan. Hadii ay muhiimtahay in caruurta iyo khaangaarxigeenada ay ogaadaan sharciga si ay u dhowraan, waxaa lagamamaarmaan ah dadka khaangaarka ah ku hadlaan hadal waafaqsan, maamuladana ey isgaarsiiyaan howlaha ay qabantaan. Sababtaa awgeed ayaa gudoomiyaha degaanka, boliiska, iskoolaadka, degmooyinka iyo ururrada la shaqeeyo waxey ka qeyb galaan degaan walbo Gudi degaameedka ka hortaga iyo nabadgalyada (CRPS). Oo madax u yahay gudoomiyaha degaanka, CRPS waxey hooshoodu tahay in ay xoojiyaan warbixina gaaro waalidiinta. waxey kuwaas u soo jeediyaa in ay ka hortagaan dhibaatooyinka, inay warbixinada raadsadaan iyo in ay caawinaad weydiistaan hadii ay u baahdaan. www.sois-prudent.ch · marnaba haku sheegin magac, ciwaan, nambarka teleefanka guriga iyo gacantaba, ama kalmada sirta ah ee kunbiyuutarka chat ama e-mail; · chat hala sameyn qof aadan aqoonin; · ha iloobin in qadadka bulshada ay yihiin meel dadka dhan u furan. IS DAJI, * TAXADIR LAHOW synergies.ch JIDKA BULSHADA MIRAAYADAHA WAX LAGA FIIRSADO IYO DUNIDA NAMBARADA Hadaba, Sharciga ciqa abta wuxuu suurto galinaayaa in dambi loo raacdo qofki sawiro, tusaale ahaan taleefankiisa gacanta, qof noloshiisa shaqsiyadeed ama shaqadiisa, oo heysto sawiradaas galiyana Internetka ama qadadka bulshada asaga oo ogolaasha ka heysan qofka uu sawiray. Su’aalo-jawaabo iyo warbixino cusub kahel sitkeena * www.sois-prudent.ch CRPS Xusuusintaan waxaa soo diyaariyay dad uu xilsaartay CRPS ayagoo sal uga dhigaayo qoraal Lausanne ay leedahay | 2015 Conseils régionaux de prévention et de sécurité
© Copyright 2025 ExpyDoc